Qaamuuska Asalka
maroodi
(-iyo, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Naasleyda berriga ku nool midka ugu weyn oo leh gacan dheer oo uu ka neefsado, waxna ku laayo, labo-ilig waaweyn dhaadheer, qaali ah oo ka soo baxsan goomankiisa, iyo cago balballaaran oo aan faro lahayn oo ku nool Afrika iyo Hindiya.
Erayo la-mid ah
maro/mg3 (-rtay, -ratay) 1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2.…maroGabal dhar ah.maro-masaar1. Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay…maroodiyowCudur xun, luga barariya oo dadka iyo xoolaha ku dhaca; abee…maroogXarig la tirjinayo si xoog leh oo la isugu duubo.maroogsanaansho/dh ld marooqsanaan.maroogsinDambiil weyn.marooji1. Si maroor ah wax u wareejin. 2. Maro qoyan isku duubid si…

