Qaamuuska Asalka
mar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol. 2. M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm. 3. M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
Erayo la-mid ah
mar41. Meel gudbid. 2. Dhaarasho. 3. Wax, wax ku duubid. 4. Wax …maraaGeed qodax leh oo laf adag. ld maraay.maraabaynld maraamayn.maraabeeDoon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.maraaboDheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld m…maraaci1. Salaaxidda haweeney la salaaxo. 2. ld maraaciyid.maraaciHaweeney salaaxid.maraaciyidld maraaci¹.

