Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mandharaari

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.

Erayo la-mid ah

mandadShey qaab jawaan leh oo ka samaysan xerko yar yar oo saahan,…mandaleelShulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm…mandaqBaaris iyo aragti falsafadeed, malaha iyo fekerka aasaas u a…mandarad1. Muraayad. 2. Guri dabaq ah.mandariinLiin xaali. ld mandariini.mandhareerHoore layig ah oo midabka biyaha u eg, jiijiidma oo kala goy…mandharuug1. Geed miro cas-cas iyo guduudba leh dhala oo la cuno. 2. M…mandheerXubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dha…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms