Qaamuuska Asalka
mandaq
(fals.)MagacLafdheeri
Macnaha
Baaris iyo aragti falsafadeed, malaha iyo fekerka aasaas u ah.
Erayo la-mid ah
mandadShey qaab jawaan leh oo ka samaysan xerko yar yar oo saahan,…mandaleelShulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm…mandarad1. Muraayad. 2. Guri dabaq ah.mandariinLiin xaali. ld mandariini.mandharaariMindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.mandhareerHoore layig ah oo midabka biyaha u eg, jiijiidma oo kala goy…mandharuug1. Geed miro cas-cas iyo guduudba leh dhala oo la cuno. 2. M…mandheerXubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dha…

