Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

man

(-nan, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.

Erayo la-mid ah

manaafacaadKu m.: wax ka faa'iideysasho.manaafacaadWaxtarka iyo faa'iidada wax leeyihiin.manaafacaadso/mg3 (-saday, -satay) Wax waxtarkiisa ka faa'iidaysasho.manaayoGodob, utun.mandadShey qaab jawaan leh oo ka samaysan xerko yar yar oo saahan,…mandaleelShulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm…mandaqBaaris iyo aragti falsafadeed, malaha iyo fekerka aasaas u a…mandarad1. Muraayad. 2. Guri dabaq ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms