Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
mamnuucnow
(-naaday, -naatay)
Fal
mg3
Macnaha
Wax la mamnuucay noqosho.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
mamnuuc
M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda.
mamnuuc
Wax, wax reeban ka dhigid.
mamnuucan
Wax la mamnuucay ahaansho.
mamnuucnaan
ld mamnuucnaansho.
mamnuucnaansho
/dh 1. eeg mamnuucnow. 2. ld mamnuucaan.
Erayga Manta
rogaal
Tirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …