Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mamnuuc

MagacLafdheerikh

Macnaha

M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda.

Erayo la-mid ah

mamnuucanWax la mamnuucay ahaansho.mamnuucnaanld mamnuucnaansho.mamnuucnaansho/dh 1. eeg mamnuucnow. 2. ld mamnuucaan.mamnuucnowWax la mamnuucay noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms