Qaamuuska Asalka
madluunsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Qof la madluumiyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
madli1. Cid ballamin. 2. Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.madluumiQof madluun ka dhigid.madluumidld madluun¹ (3).madluun1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmi…madluunQof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.madluunnimoMadluun ahaansho.madluunsanaanld madluunsanaansho.madluunsanaansho/dh ld madluunsanaan.

