Qaamuuska Asalka
madluumid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld madluun¹ (3).
Erayo la-mid ah
madli1. Cid ballamin. 2. Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.madluumiQof madluun ka dhigid.madluun1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmi…madluunQof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.madluunnimoMadluun ahaansho.madluunsanQof la madluumiyey ahaansho.madluunsanaanld madluunsanaansho.madluunsanaansho/dh ld madluunsanaan.

