Qaamuuska Asalka
macsiley
(-yo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(dii.) Haweeney macsida badsata.
Erayo la-mid ah
macsaradSaliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shi…macsaro1. Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay. 2. ld macsarad.macsharMeel dad badan ay isugu soo ururaan.macsi(dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.macsilow(dii.) Nin macsida badsada.macsuumQof martiqaad loo fidiyey.macsuumCid marti qaadid.macsuumanQof la macsuumay ahaansho.

