Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

macshar

MagacLafdheeri

Macnaha

Meel dad badan ay isugu soo ururaan.

Erayo la-mid ah

macsaradSaliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shi…macsaro1. Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay. 2. ld macsarad.macsi(dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.macsiley(dii.) Haweeney macsida badsata.macsilow(dii.) Nin macsida badsada.macsuumQof martiqaad loo fidiyey.macsuumCid marti qaadid.macsuumanQof la macsuumay ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms