Qaamuuska Asalka
macaaneyso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.
Erayo la-mid ah
macaadin².macaammilo1. Dhaqan; falfal. 2. Xiriir wanaagsan oo dad badan dhex mar…macaammiloo1. Ku m.: hab gaar ah ku dhaqmid. 2. La m.: cid si wanaagsan…macaammiloodld macaamilood.macaanld macaansho, maci.macaan1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto,…macaan1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kast…macaanaanld macaanaansho, macaani (2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
