Qaamuuska Asalka
macaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
Erayo la-mid ah
macaadin².macaammilo1. Dhaqan; falfal. 2. Xiriir wanaagsan oo dad badan dhex mar…macaammiloo1. Ku m.: hab gaar ah ku dhaqmid. 2. La m.: cid si wanaagsan…macaammiloodld macaamilood.macaanaanld macaanaansho, macaani (2).macaanaansho/dh eeg macaanow. ld macaanaan.macaaneDhuuni inta dhadhanka macaan leh; macmacaan.macaaneeWax macaan ka dhigid. ld macee.

