Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ma

qrdiid

Macnaha

Qurub tilmaamaya in weerta falkeeda uu yahay fal diidmo. Tus. “Cali ma imaanayo”.

Erayo la-mid ah

ma-milme(kiim.)Iskudhis milmiddiisu aad u hooseeyso (marka lagu daro…ma'wiCeel biyo badan.ma41. Meel. 2. (qr.we) Mehee?: meeshee?.maabShax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama …maaci1. Geedaha intooda dhuuxa adag. 2. Waxkastoo adag.maacuun/dh.u Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabb…maad1. Gaashaan. 2. Meel lagu gabbado.maadaamaxi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama ro…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms