Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

m

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xarafka saddex iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.

Erayo la-mid ah

maQurub tilmaamaya in weerta falkeeda uu yahay fal diidmo. Tus…ma1. Qurub tilmaama in ay su'aali saaran tahay ereyga uu wehel…ma³ xi. Mase: ama. ld mise.ma-milme(kiim.)Iskudhis milmiddiisu aad u hooseeyso (marka lagu daro…ma'wiCeel biyo badan.ma41. Meel. 2. (qr.we) Mehee?: meeshee?.maabShax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama …maaci1. Geedaha intooda dhuuxa adag. 2. Waxkastoo adag.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms