Qaamuuska Asalka
luggo'
(-'ay, -'day)Falmg1
Macnaha
Meel wax laga doonay ka waayid.
Erayo la-mid ah
luggeli1. Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqi…luggelinld luggelis.luggelis1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol s…luggo'id'.luggoo1. Cid waqti ka lumin. 2. Si kas ah qof marin toosan uga hab…luggooyoHagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto. ld luggoyn.luggoynld luggooyo.

