Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

luggoo

(-gooyay, -goysay)
Falg2

Macnaha

1. Cid waqti ka lumin. 2. Si kas ah qof marin toosan uga habaabin. 3. Cid ballan been ah siin.

Erayo la-mid ah

luggeli1. Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqi…luggelinld luggelis.luggelis1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol s…luggo'Meel wax laga doonay ka waayid.luggo'id'.luggooyoHagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto. ld luggoyn.luggoynld luggooyo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms