Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

libays

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Insaym ay dhiijiyaan ganaca iyo qanjidhada mindhicirka yar ee lafdharleyda, kaas oo dedejiya burburinta duxda loo beddelayo asiidh duxeed iyo gilisarool.

Erayo la-mid ah

libaadsheBarkimooyin jilicsan oo kooraha laga hoos mariyo, si uusan k…libaasCelcelinta xoolo iwm lagu celiyo meel.libaasXoolo iwm meel ku celcelin.libaax(c.nafl.) Bahal hilib ku nool ah, weyn, xoog badan leh, mida…libaaxbadeedNafley badda ku nool oo kalluunka qaabkiisa leh aadna uga we…libaysashold libaysad, libaysi.libaysoLib helid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms