Qaamuuska Asalka
libaadshe
(-shayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Barkimooyin jilicsan oo kooraha laga hoos mariyo, si uusan kooruhu faraska u qaban.
Erayo la-mid ah
libaasCelcelinta xoolo iwm lagu celiyo meel.libaasXoolo iwm meel ku celcelin.libaax(c.nafl.) Bahal hilib ku nool ah, weyn, xoog badan leh, mida…libaaxbadeedNafley badda ku nool oo kalluunka qaabkiisa leh aadna uga we…libays(c.nafl.) Insaym ay dhiijiyaan ganaca iyo qanjidhada mindhic…libaysashold libaysad, libaysi.libaysoLib helid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
