Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

leexso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”.

Erayo la-mid ah

leexCaano is haysta oo la matago.leexad-birlabeed[macnaha ereyga kuma jiro pdf. fiiri page 541]leexaysashold leexaysad, leexaysi.leexayso1. Leexo samaysasho. 2. Leexo isku ruxid.leexiWax jihadii ay u jeedeen ka duwid.leexinld leexis.leexo1. Dabayl dhacda oo cirka u kacda. 2. Ciyaar xarig geedo isu…leexoJid lagu socday ka weecasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms