Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

leexi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.

Erayo la-mid ah

leexCaano is haysta oo la matago.leexad-birlabeed[macnaha ereyga kuma jiro pdf. fiiri page 541]leexaysashold leexaysad, leexaysi.leexayso1. Leexo samaysasho. 2. Leexo isku ruxid.leexinld leexis.leexo1. Dabayl dhacda oo cirka u kacda. 2. Ciyaar xarig geedo isu…leexoJid lagu socday ka weecasho.leexsanWax dhinac u weecsan ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms