Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

leelo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo. 2. Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.

Erayo la-mid ah

leelleelMasiibo.leelleelQof masiibo la kulmid.leelleelsanWax masiibo la kulmay ahaansho.leelleelsanaanld leelleelsanaansho.leelleelsanaansho/dh ld leelleelsanaan.leelleeltirXoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeellooba…leelleeltirCid masiibo ku dhacday wax siin.leelleeltiranWax la leelleeltiray ahaansho.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms