Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

leelleel

MagacLafdheeri

Macnaha

Masiibo.

Erayo la-mid ah

leelleelsanWax masiibo la kulmay ahaansho.leelleelsanaanld leelleelsanaansho.leelleelsanaansho/dh ld leelleelsanaan.leelleeltirXoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeellooba…leelleeltirCid masiibo ku dhacday wax siin.leelleeltiranWax la leelleeltiray ahaansho.leelleeltirnaanld leelleeltirnaansho.leelleeltirnaansho/dh ld leelleeltirnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms