Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lax

(-xo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Neef ido ah oo curtay. 2. Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.

Erayo la-mid ah

laxaamadMacdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la…laxaamadBir iwm alxamid.laxaamadanWax la alxamay ahaansho (bir iwm).laxaamadnaanld laxaamadnaansho.laxaamadnaansho/dh ld laxaamadnaan.laxamee(muus.) Laxan u yeelid.laxanIswaafajinta ereyada iyo muusigga (hees).laxawKaar iyo xanuun, meel gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah da…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms