Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laxaamad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Macdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la dhalaaliyo wax lagu alxamo.

Erayo la-mid ah

laxaamadanWax la alxamay ahaansho (bir iwm).laxaamadnaanld laxaamadnaansho.laxaamadnaansho/dh ld laxaamadnaan.laxamee(muus.) Laxan u yeelid.laxanIswaafajinta ereyada iyo muusigga (hees).laxawKaar iyo xanuun, meel gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah da…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms