Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lag

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Tiro aan cayinnayn oo ka badan kun. 2. Tiro dhan boqol kun. 3. Kun malyuun; bilyan. 4. ld laag².

Erayo la-mid ah

lagamamaarmaanL. ah: wax aan la huri karin.lagamamaarmaannimoWax aan laga maarmin ahaansho.lagarroone1. Qof wax matare ah; nacas. 2. Ciniin.lagas(halbeeg)(fiis.) Summad: Lx. halbeegga caalamiga (H.C.) eelamahuraann…lagiijiWax xarig ku dhuujin.lagiijinld lagiijis.lagu-dhashoXaalad qaabdarro ama cudur oo qofka ku dhasho qaabdarrada la…lagudhufte(xis.) Tirada ama tibixda lagu dhufto tiro ama tibix kale (d…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms