Qaamuuska Asalka
lagas(halbeeg)
(-gyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Summad: Lx. halbeegga caalamiga (H.C.) eelamahuraannimo iftiimida, le'egna iftiinka uu soo kaahiyo burqad iftiimeedka 1 luuman ah, kuna fidsan bed hal mitir labajibbaaran.