Qaamuuska Asalka
lafdi
(nax.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qaabka codeed ee astaan afeeddu ay leedahay, yacni ereyga qaabkiisa.
Erayo la-mid ah
lafdhabar1. Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo…lafdhabar(c.nafl.) Xiriirka lafaha dhabarka oo ka bilowda salka lafta…lafdhabarla'Xayawaan aan lahayn lafdhabar.lafdhabarleyNafleyda inta lafdhabarta leh.lafdheerLafaha dhaadheer ee dadka, ugaarta, dugaagga iyo duunyada.lafdhumuqMeesha misigta iyo bowdadu iska galaan.

