Qaamuuska Asalka
lafdheer
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Lafaha dhaadheer ee dadka, ugaarta, dugaagga iyo duunyada.
Erayo la-mid ah
lafdhabar1. Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo…lafdhabar(c.nafl.) Xiriirka lafaha dhabarka oo ka bilowda salka lafta…lafdhabarla'Xayawaan aan lahayn lafdhabar.lafdhabarleyNafleyda inta lafdhabarta leh.lafdhumuqMeesha misigta iyo bowdadu iska galaan.lafdiQaabka codeed ee astaan afeeddu ay leedahay, yacni ereyga qa…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
