Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

labeenso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

1. Wax labeen ka qaadasho. 2. Labeen marsasho.

Erayo la-mid ah

labeeWax mid ahaa wax kale ku darid.labeeb1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan …labeebNafley labeeb ka yeelid.labeebnimoLabeeb ahaansho.labeebshe1. ld labeeb¹. 2. (bot.) Geedgaab leh caleemo yaryar, qodxo …labeenLakab xalleefsan oo dufan ah oo badanaa caanaha dhayda ah du…labeenaysashold labeenaysad, labeenaysi.labeenaysoLabeen yeelasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms