Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

labeeb

(-byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo.

Erayo la-mid ah

labeeWax mid ahaa wax kale ku darid.labeebnimoLabeeb ahaansho.labeebshe1. ld labeeb¹. 2. (bot.) Geedgaab leh caleemo yaryar, qodxo …labeenLakab xalleefsan oo dufan ah oo badanaa caanaha dhayda ah du…labeenaysashold labeenaysad, labeenaysi.labeenaysoLabeen yeelasho.labeensashold labeensad, labeensi.labeenso1. Wax labeen ka qaadasho. 2. Labeen marsasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms