Qaamuuska Asalka
laangooyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. ld laangooyn. Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda. 2. Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro. 3. Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.
Erayo la-mid ah
laan1. Xubinta taranka ee haweenka. 2. Geed lugtool ah. 3. Geed …laan1. Faraca ka soo baxa jirridda geedka. 2. Qayb ka soo farcan…laancaddaadXilli roobkii da'ayey gabaabsaday, geedihiina caddaadeen, ir…laancigaaleedQalab waayihii hore lagu dagaalami jirey oo inta dhagax la g…laandeyrLaan xoog leh oo xarig lagu xiro, oo inta la soo xoodo ugaar…laandheerL. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.laandheeraanld laandheeraansho, laandheeri.laandheeraansho/dh ld laandheeraan.

