Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xubinta taranka ee haweenka. 2. Geed lugtool ah. 3. Geed bixiya miro laysku daaweeyo. 4. ld laam. Magaca carbeedka xarafka “L”.

Erayo la-mid ah

laancaddaadXilli roobkii da'ayey gabaabsaday, geedihiina caddaadeen, ir…laancigaaleedQalab waayihii hore lagu dagaalami jirey oo inta dhagax la g…laandeyrLaan xoog leh oo xarig lagu xiro, oo inta la soo xoodo ugaar…laandheerL. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.laandheeraanld laandheeraansho, laandheeri.laandheeraansho/dh ld laandheeraan.laandheere1. Qof qabiil tira badan ka dhashay oo gobnimo ku faano. 2. …laandhiciUgaar dabin loo dhigayo geed qoyan u dhigid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms