Qaamuuska Asalka
laandhici
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Ugaar dabin loo dhigayo geed qoyan u dhigid.
Erayo la-mid ah
laan1. Faraca ka soo baxa jirridda geedka. 2. Qayb ka soo farcan…laan1. Xubinta taranka ee haweenka. 2. Geed lugtool ah. 3. Geed …laancaddaadXilli roobkii da'ayey gabaabsaday, geedihiina caddaadeen, ir…laancigaaleedQalab waayihii hore lagu dagaalami jirey oo inta dhagax la g…laandeyrLaan xoog leh oo xarig lagu xiro, oo inta la soo xoodo ugaar…laandheerL. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.laandheeraanld laandheeraansho, laandheeri.laandheeraansho/dh ld laandheeraan.

