Qaamuuska Asalka
laamallooye
(bot.)MagacLafdheeri
Macnaha
Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran. ld laamalloodshe.
Erayo la-mid ah
laam(4).laamaNaasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameā¦laamaddooLulmo darteed in yar indho isku qabasho.laambad1. Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsadā¦laamee1. Geed laamo yeelasho. 2. Ilmo laan yar la dhicid.laamiGufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeā¦laamiBadar karsamaya walaaqid.

