Qaamuuska Asalka
laama
(c.nafl.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.
Erayo la-mid ah
laam(4).laamaddooLulmo darteed in yar indho isku qabasho.laamallooyeGeed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubanta…laambad1. Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsad…laamee1. Geed laamo yeelasho. 2. Ilmo laan yar la dhicid.laamiGufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu samee…laamiBadar karsamaya walaaqid.

