Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laalacshow

MagacLafdheeri

Macnaha

Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.

Erayo la-mid ah

laal1. Wax meel kore saarid. 2. Sharci ama xeer hore u jirey tir…laalCiyaar laba kooxood loo ciyaaro oo ku dhisan orod iyo isasee…laalacLalmashada wax meel sare ka lalmadaan.laalacWax meel sare ka lalmasho.laalacshoobidld laalacshow¹.laalacshoomidld laalacshoon¹.laalacshoonlaalacshow¹.laalanWax meel kore saaran noqosho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms