Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laal

MagacLafdheeri

Macnaha

Ciyaar laba kooxood loo ciyaaro oo ku dhisan orod iyo isaseemid. ld lool¹.

Erayo la-mid ah

laalacWax meel sare ka lalmasho.laalacLalmashada wax meel sare ka lalmadaan.laalacshoobidld laalacshow¹.laalacshoomidld laalacshoon¹.laalacshoonlaalacshow¹.laalacshowCiyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsad…laalacshowMeel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiy…laalanWax meel kore saaran noqosho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms