Qaamuuska Asalka
laace
(-cayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab).
Erayo la-mid ah
laacMuuqaalka guud ee geedaha cagaaran.laac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho. 2…laacayaalMid ka mid ah qaybaha ubaxa taas oo samaysa korollaha. Laaca…laacdamidld laactamid.laacdan1. Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar. 2. Fara …laacdan1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laa…laacibQof ciyaar aad u yaqaan; xariif.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
