Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laacayaal

(bot.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Mid ka mid ah qaybaha ubaxa taas oo samaysa korollaha. Laacayaasha dhirta cayayaanku faxliyey had iyo jeer aad ayey u ifaan, badanaana way udgoonyihiin.

Erayo la-mid ah

laacMuuqaalka guud ee geedaha cagaaran.laac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho. 2…laacdamidld laactamid.laacdan1. Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar. 2. Fara …laacdan1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laa…laace(xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sig…laacibQof ciyaar aad u yaqaan; xariif.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms