Qaamuuska Asalka

kusho

(-shaday, -shatay)
Falmg3

Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.