Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kush

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhir badan oo aan la dhex mari karin; juq; kayn.

Erayo la-mid ah

kusheegIs k.: qof isuqabe ah ama sheegte ah.kushiinQol cunnada lagu kariyo; jiko; alawaad.kushoKul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms