Qaamuuska Asalka
kul-daynaamika
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Barashada xeerarka xukuma isu-rogidda qaababka tamarta, jihada uu kulku u gudbo iyo helitaanka tamar lagu qabto hawl.
Erayo la-mid ah
kul-dahsoonSummad L. Xaddiga kulka ee ay qaadato ama ay bixiso walax ma…kul-dhexdhexaadin(fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah …kul-dhibibXaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas …kul-falgal(fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka falgal kiimi…kul-gubash(kiim.) Tamarta la sii daayo marka hal mool oo walax ahi ay …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
