Qaamuuska Asalka
kul-dahsoon
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Summad L. Xaddiga kulka ee ay qaadato ama ay bixiso walax marka u weji-geddoon ku dhacayo, heerkulkuna yahay joogto. Sida weji- geddoonka adkaha uu noqdo hoor, marka heerkulku yahay barta dhalaashanka, ama weji-geddoonka hoorku uu noqdo neef, marka heerkulku yahay barta karka.
Erayo la-mid ah
kul-daynaamikaBarashada xeerarka xukuma isu-rogidda qaababka tamarta, jiha…kul-dhexdhexaadin(fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah …kul-dhibibXaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas …kul-falgal(fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka falgal kiimi…kul-gubash(kiim.) Tamarta la sii daayo marka hal mool oo walax ahi ay …

