Qaamuuska Asalka
koron
(-ommo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Rati la dhufaanay. ld koran.
Erayo la-mid ah
koroWax sugid.korobaxoXoolaha intooda aan irmaaneyn.korodhkaxawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii se…korolla-ilaacayaal(bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan- yahay faxal si…koromatidhyoXidhmo dun oo kala ah oo ka somaysantay koromosoom xilliga w…koromatiinWalaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooba…koromosoom(baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dh…koromosoom-jinsi(baay.) Korokosoomyada xukuma xaya- waanka dhalanayaa lab iy…

