Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

koromosoom

(-myo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo- soomyadu waxay ka koobanyihiin koro- matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.

Erayo la-mid ah

koroWax sugid.korobaxoXoolaha intooda aan irmaaneyn.korodhkaxawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii se…korolla-ilaacayaal(bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan- yahay faxal si…koromatidhyoXidhmo dun oo kala ah oo ka somaysantay koromosoom xilliga w…koromatiinWalaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooba…koromosoom-jinsi(baay.) Korokosoomyada xukuma xaya- waanka dhalanayaa lab iy…koronRati la dhufaanay. ld koran.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms