Qaamuuska Asalka
koodhiin
(-nno, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laakiinse awooddeeda xanuun bi'inta iyo dejinta maskaxdaba ay yartahay, waana sun yartahay waxa laga qaataa afka iyo duritaan si xanuun loo yareeyo ama qufac loo joojiyo.
Erayo la-mid ah
kood1. Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku…koodaMagacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaa…koodaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad e…koodhiCanshuur dadka laga qaado.koodi1. Hadal sir ah cid ku qarsasho. 2. Cid shukaansasho.koodinld koodis.

