Qaamuuska Asalka
kood
(-dad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood. 2. Hadal hoos laysugu sheego; faq. 3. Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
Erayo la-mid ah
koodaMagacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaa…koodaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad e…koodhiCanshuur dadka laga qaado.koodhiin(daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laak…koodi1. Hadal sir ah cid ku qarsasho. 2. Cid shukaansasho.koodinld koodis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
