Qaamuuska Asalka
kontoroolo
(-rooshay, -roolatay)Falmg3
Macnaha
Wax kontorool ku sameysasho.
Erayo la-mid ah
kontarabaanBadeeco aan canshuureyn oo si sharci-darro ah dal ku soo gas…kontomaadMidka ku abbaaran tirada konton. ld kontonaad.kontomeeyeTiro qiyaas ahaan konton u dhow. ld kontomeeyo.kontonTiro ka kooban shan meelood oo min toban ah; shan tobnaad; “…kontonaadTirada jagaale, kan kontonka u dhigma. ld DSI, kontomaad.kontorool1. Wax baaridda wax la baaro. 2. Meel wax lagu baaro.kontoroolWax baarid.kontoroolanWax la kontoroolay ahaansho

