Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kontarabaan

MagacLafdheeri

Macnaha

Badeeco aan canshuureyn oo si sharci-darro ah dal ku soo gasha ama uga baxda. ld kontrobaan.

Erayo la-mid ah

kontomaadMidka ku abbaaran tirada konton. ld kontonaad.kontomeeyeTiro qiyaas ahaan konton u dhow. ld kontomeeyo.kontonTiro ka kooban shan meelood oo min toban ah; shan tobnaad; “…kontonaadTirada jagaale, kan kontonka u dhigma. ld DSI, kontomaad.kontorool1. Wax baaridda wax la baaro. 2. Meel wax lagu baaro.kontoroolWax baarid.kontoroolanWax la kontoroolay ahaanshokontoroolnaanld kontoroolnaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms